News
Anurag Kashyap waa film sameeye cajiib ah: Shahid Kapoor
|
|
comments (2)
|
“Anurag Kashyap Wuxuu ka mid yahay kuwa ugu wanaagsan ee filimada ka sameeya dalka aad ayaana ugu helaa shaqooyinka uu qabto, mar walbana wuxuu sameeyaa filimaan cajiib ah” Shahid ayaa sidaas yiri, goorta uu ka hadlaayayna wuxuu ka faaloonaayay filimka cusub ee goor soo bixi doono ee uu sameeyay Anurag Kashyap ee Ugly.
Filimada uu sameeyay ee aan ka helo waxaa ka mid ah Gangs of Wasseypur iyo weliba filmka aan aniga jilay Teri Meri Kahaani wuxuu kaloo horay u sameeyay Kashyap Fool N Final.
Ugly, waxaa qoray oo sameeyay Kashyap, wuxuu noqon doonaa film Hit ah, waxaana jilaayo Rahul Bhat, Ronit Roy, Tejaswini Kolhapure and Surveen Chawla.

